Close Menu
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Geeraaro
  • Business
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
yaasirnews
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Geeraaro
  • Business
Subscribe
yaasirnews
Geeraaro

Ka adkaada Xijaabka (Geeraar)

yaasircourseBy yaasircourseMay 24, 2023Updated:May 24, 2023No Comments1 Min Read

Xijaabka waxa uu leeyahay faa iidooyin aad iyo aad u badan

 

1. Xasanow indhahaygu,
2. Xasanow qalbigeygu,
3. Xasanow niyadeydu,
4. Xasanow idilkoodba,
5. Xaal fog bay arkayaanoo
6. Wax Xasuus igu reeboo
7. Qalbigayga xagaayoo
8. Xanafooyinna beeraa
9. Xiska ii dhex fadhiistee
10. Hadaan manta xariiqo,
11. Xaajo uu rag horeeto
12. Xal iyo maaro u waayey
13. Anna aan bal kuu xiiqey
14. Bal Xaggaaga Abwaane
15. Aan bal caawa ku xoojee
16. Xarafkeyga dhageyso.

17. Soomaali waa dad xaqiiqda,
18. Runta aan la xishoonin,
19. Waa dad Xaajada gooya,
20. Oo aan xeerka ka leexin.
21. Waa dad diida xumaanta
22. Inkastooy wax xantaana,
23. Waa dad xaashe’e maanta,

yaasircourse

Related Posts

3 Keys to Success in Business and Life

October 17, 2022

3 Tips for Starting a Small Business in 2022

October 15, 2022

Comments are closed.

© 2026 Yaasirmarketer. All Rights Reserved.Yaaasirmarketer.
  • Home
  • About us
  • Contact us

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.